Madaxweyne Qoorqoor oo Wasiirro cusub magacaabay (Akhriso Wareegto)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka iyo Wasiiro Dowlaha Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Galmudug. Dhusamareb: 25 Febraayo 2023: Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta lagu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Garsoorka Mudane Cabdullahi Axmed Maxamed Wakiil, … Continue reading Madaxweyne Qoorqoor oo Wasiirro cusub magacaabay (Akhriso Wareegto)